|
Home Auto Quote Home Quote Doucette News Page Read our BLOG Guestbook Office Location
| |
News
Somali translated Insurance Terms now
available
Doucette Insurance, LLC. is pleased to announce we now have insurance
information translated into Somali for our Somali speaking clients. Please
see below for details!
Shuruudaha Caymiska
|
Ka Jaris
|
Qiimaha lacagta qofka caymiska ku jira uu bixinayo sida
uu qaato lacagta ay caymisku bixinasyo marka qofaka uu dhaawac isaga ama
baabuurkisa soo gaadho. Waxaad awood uu leedahay in laga jaro lacag badan
sidaad uu hesho lacag kasii qiimo badan. |
|
Shil |
Shilku waa amar aan la filayn. Markaa caymisku waa muhiim
inaad gadato sida aad uga badbadid shilka dhawaca ku soo gaaray. |
|
Caymiska Baabuurada |
Caymiskani waxaa loogu talogalay shil hadii ku soo gaaro
ama caafimaad ku aadan shilka iyo waliba baabuurka oo laguu sameeyo. |
|
Ku dacwoodid |
Marka qofku ka dalbanoyo lacgta caymiska uu xaq ku
leeyahay . |
|
Caymiska isku dhiciska |
Caymiska wuxu bixinaya waxyaabaha baabuurkaaga soo
gaaray. |
|
|
Caymiska(guud) Dhamaystiran |
Caymiskani waxo logu talogalay marka wax lagaa xado ama
la jabiyo baabuurkaaga laakin ma bixinayo haadii aad(shil gasho). |
|
Buuga Bayaanka |
Buugan waxa uu tilmaamaya Caymiska magaciisa ,
Cilwaankisa, qofka caymiska ku qoran, maalinka uu bilaabmay iyo dhamatka
caymiska,iyo qiimaha iyo waliba wakhitgaad saxiixday. |
|
Caymiska Caymis Guryaha |
Guryaha caymiskooda hadii gurigu uu kaa gubto ama la
jabsado ama uu daadku qaado. |
|
Heshiis Caymis |
Caymiskani qofka uu ka badbaadinayo hadii qofku khasaaro
oo lacag badan ku khasaaro caymiskani uu ka caawinayo. |
|
Masuuliyada Caymiska |
Shirkadan caymisku inay masuuliyad ka tahay wixii aad qof
kale uu gaysato dhibaato sida shil baabuur uu caymisku masuul kayahay
lacagta ku baxayso. |
|
Lacag-Bixin Caymis |
Lacagta caymisku ka qaado qofka iibsada caymiska bishii,
lixdii bilood ama sanadkii . |
|
Qiima-Sheegid |
Qofku marka ugu horeysa ee caymiska gadanayo qiimaha loo
qiimaynayo oo kusalaysan qofka rekordkiisa. |
|
Caymis dallaal)gadasho |
Shirkada caymisku waxay xaq uu leedahay inay ku soo
baadhaan siday kuugu ogolaan lahaayeen caymis iyo qiimo kugu haboon. Marka
qaarkood xaq bay u leeyihin inay ku diidaan caymiska |
Grand Opening Reception a Success!
On Thursday September 25th from 5pm-8pm, Doucette
Insurance, LLC. hosted a reception to celebrate the Grand Opening of our new
Independent Property and Casualty Office. Over 30 community members
attended the reception including local dignitaries, the Mayor of Lewiston,
Laurent F. Gilbert, Sr. and Maine State Representative, Elaine Makas. The
highlight of the evening was the Ribbon Cutting by Lina Doucette-Chasse,
Kimberly A. Doucette and Stephanie Doucette Field officially opening our new
office.

Stephanie Doucette Field, Lina
Doucette-Chasse, Mayor Laurent F. Gilbert, Jr. & Kimberly A. Doucette

Stephanie Doucette Field, State Representative Elaine Makas &
Kimberly A. Doucette

Official Ribbon Cutting by Stephanie Doucette Field &
Kimberly A. Doucette
|